MAANTA WAA MAALINTII HAWEENKA ADUUNKA
Haweenku waa horumarka caalamka,waa barbaariyaha ubadka,waa hooyooyinkeen,walaalahay,hablaheenii,iyo oriyaheenii. Waa in aynu Ilaalinaa haweenka,kor u qaadnaa aqoontooda. Ka qayb gelinaa talooyinka iyo shaqada.
8 MARCH 2016
I Would like to say Congratulations to all Women around of the world
Comments are closed.