Be curious, be constructive, and be compassionate. The Knowge is Power!

Doorashadii Gudiga Cusub ee UMAD UK

Waxaa Shaley oo Taariikhdu ahayd 10/04/16 ka qabsoomay Galbeedka London,Shirweyne ay iskugu yimaadeen Qaybo kala duwan oo ka tirsan Urur weyna UMAD UK.Shirkaasi oo ahaa Mid si heer sare ah loo soo abaabulay ayaa dhamaan ergedii ka soo qayb gashey iyo marti sharaftii kaleba ay si aad ah uga heleen sida fiican ee loo soo abaabulay.Hadaba Filo goor dhow Gudigii la doortey Magacyadooda………

%d bloggers like this: