Be curious, be constructive, and be compassionate. © hogaanka.org

RAMADAAN KARIIM

Waxaa inoo bilaabantay ,bishii aynu sugeyney ee Ramadaan,waxaynu ku soo dhaweynaynaa, Raali ahaanshaha iyo u hogaansanaanta awaamiirta Allah(swt),Inaga oo leh waan maqalney Eebow fariintaadii waanuna qaadanay,noo dhaaf dambiyadii aanu galney dhamaan,noo naxariiso,noo gargaar,nagu sug jidka toosan ee guusha Aduunyo iyo Akhiroba,Raalina nagaga noqo nicmada balaadhan ee aad nasiisay noo siyaadina,ha na cadaabin,noona gargaar mar walba,na hanuuni,Shaydaankana naga fogee dhibaatadiisa,iyo sharkiisa,nagana dhig awliyadaada cibaado raxmaanka iyo dadka suusuuban ee ka mida adoomadaada.AMIIN YAA ALLAH

 

Blogs I Follow

%d bloggers like this: