Skip to content

July 31, 2016

Doorasho iyo is diiwaan gelin!

by M J Farah

Somaliland waa dal xornimadiisa ka qaatay boqortooyadii Midowday taariikhdu markey ahayd 26 June 1960.

Waxay la midowday Somalidii talyaanigu gumeysanayey 1 July 1960.

Somaliland waxay ka baxdey midowgii labada dal 18 May 1991.

Somaliland waa qaran dhinaca siyaasada aad uga Korey oo manta waxay lee yihiin data iyo xog rasmi ah oo. Waa tan manta loosocdo isdiiwaan geli aad wax dooratide.

Read more from Uncategorized

Comments are closed.

%d bloggers like this: