Be curious, be constructive, and be compassionate. © hogaanka.org

Madaxweynaha Somaliland!

Waxaa mudan hambalyo Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Madaxweynaha Somaliland oo Mudadii yareed ee uu madaxweynaha ka ahaa Somaliland isbedel weyn oo wax ku oola ka sameeyey dhinacyada :

 

Dhaqaalaha:

1- dhisid wadooyin aad ugu muhiima,dhaqaalaha sida wadada Ceerigaabo iyo dalka intiisa kale isku xidhi doonta oo hawsheedu weli socoto.

2- Dib u habeynta ilaha dhaqaalaha iyo maalgashiga Tusaale Hashiiska malgashiga ee dekeda Berbera,

3- Badbaadinta degaanka iyo reer guuraaga oo gurmad qaran laga sameeyey abaarihii dalka ku habsadey ka dib.

4-Dib u habeynta nidaamka cashuura oo wax ka bedeli doono dakhliga qaranka iyo ilaalinta hantida.

Lasoco qaybaha dambe…

Blogs I Follow

%d bloggers like this: