Be curious, be constructive, and be compassionate. © hogaanka.org

Talo waa mar aad haysid balse aad ka gaabisid iyo mar ay ku dhaafto oo daba guclayso

Somaliland dadkeedu hadii ay dhab ka tahay la soo noqoshada madax banaanideedii 26 June 1960 Maxaa la gudboon hada?
Hore Ayaan uga talo bixiyey farsamo ahaan qaabka loo mari karo citiraaf raadinta Somaliland.http://somalilandtoday.com/ma-aha-kaftan-iyo-ciyaar-qadiyada-madax-banaanida-somaliland/

Waxaa aan si dhow u darsi doonaa sida ugu wanaagsan ee loogu guuleysan karo jidka loo marayo raadinta baadida inaga maqan Somaliland hadii aynu nahay Aniga oo isku deyi doono in aan ololahayga qadiyada qarankayga Somaliland la wadaagi doona saaxiibo badan oo hogaamiya Jamicadaha ugu waaweyn Aduunka,Siyaasiyiin iyo dad khibrad sare u leh international law, iwm.
Kuwan oo qaarkood yihiin macalimiintayada dhinaca waxbarashada joogtada ah ee aan ku sameeyo aqoonteyda shaqo ee maalin walba aan wax ku daro.
Mahadsanidin

Categorised in: Articles, Politics

Blogs I Follow

%d bloggers like this: