Guurkiina Lagu Farax:
Boqorka Cabdisalam Cumar iyo Boqorada Zamzam Saleebaan oo Arooskoodu ka dhacay Magaalada London ee Cariga Boqortooyada Midowbay 19/11/16 Ayaan waxaan lee nahay: Baraka Alaahu lakuma wabaraka calykuma wajamaca baynakuma fil khayr.
Amen amen yaa Allah