Be curious, be constructive, and be compassionate. The Knowge is Power!

TARTAMAYAASHA DOORASHADA MAXTOOYADA EE SOMALILAND MIYEY HURDAAN MISE………?

Su’aal la I weydiiyey, balse aan mudo raadinayey jawaabteed ayey ahayd weli se maan helin jawaab xaqiiqo ku dhisan balse waxaa aan kaga jawaabey sidey ila muuqatey waxaana u cuskadey qodobo aan u arkeyeyo iney wax uun ka faa’iidi doono qofkii I waydiiyey.

Su’aasha oo dhameystarini waxay ahay:

Waxaa aan doonayaa in aad iga jawaabtid su’aashan oo ah, Tartamayaasha Doorashada Madaxtooyada Somaliland Miyey hurdaan mise qarnigan 21 ayaaney la socon?

Waxaa aan weydiiyey Qofkii su’aasha I weydiiyey su’aal kale oo ahayd sidan:

“ Dhinacee ayaad ka dhaliilshan tahay tartamayasha ee  kugu muuqda iney ka hurdaan ama aaney wakhtigan la jaanqaadi Karin?

Jawaabtii Saxiibkawax I su’aaley waxaay noqotey:

In aanu u bogin qaabka ay u ololeynayaan,u kala shukaansanayaan codbixiyaasha,xafladaha iyo abaalbulkooda ,dhinaca kharashyada ay adeegsanayaan. Waxaas oo dhamiba waa waxaa aan robo in aan uga jawaabo.

Markii aan fahmey Su’aasha Ayaan ku idhi saxiib su’aashani uma baahna jawaab degdega balse waa mid u baahan daraasad gaar ah sidaa darted marka aan soo dhameys tiro dhamnaaan macluumadka la mid ah ayaaan email kaga kugu soo diri toono waxaa aan macluumaad ka helo.

12cisho ayaa laga joogaa maalintii aan balan qaadey in aad ka jawaabi doona su’aasha!

Ma aha su’aal yar ama macno daro ah waa su’aal wax badan u kashifi karta sida ay wax uga jiraan hogaamiyaasheena siyaasadeed iney fahmi kari la yihiin wax yaabo badan,waxaa aan jecleystey in aan su’aasha jawaabteeda la wadaago akhriyasha balse aanan ku koobnan uun qoftii I su’aalaysu’aashaas I weydiiyey,haddii aad isku dayeyso jawaabta su’aasha waxaa aad jawaabtaada igu soo dirikartaa email: rashiid64@outlook.com waxaa ay iga caawindootaa in aad wax ka ogaado in dhaliilaha loo jeedinayo dadka doorasha u tartamaya iyo dhaliilaha ka muuqda. Sida ay u jiraan iyo waxaa laga filayo culeyskiisa inta uu leeg yahay……….

Mahadsanidiin dhamaantuiin,Allah(swt) ayaa ay u sugnaatey mahad dhamaanteed

 

 

%d bloggers like this: