Be curious, be constructive, and be compassionate. The Knowge is Power!

TACSI

tacsi_2012copy

Aniga oo Ku hadlaya Magacayga Kan Qoyskeyga, iyo Dhamaanba Ehelka iyo Axsaabteyda Waxaa Tacsi u dirayaa Dhamaan Caruurtiisii,Walaalihii,Ehelkii iyo Axsaabtii uu Ka Baxay Maxamed Jibaaxe oo  Alle ha u naxariistee geeriyoodey Xalay oo taariikhdu ahayd 13/01/2018 Kuna geeriyoodey cariga Engiriiska gaar ahaan magaalada London . Waxaa aan Allah (swt) uga baryayaa inuu naxariistii jano geeyo ,dhamaan Ehelkii iyo qaraabadii ,axsaabtii uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo.Aamiin yaa Allah.

%d bloggers like this: