Be curious, be constructive, and be compassionate. The Knowge is Power!

HOGAANKA XISBIGA WADANI SU’AALE  JAWAAB U BAAHAN?

 

Marka hore waxaa aan jecelahay in aan sharax yar ka bixiyo kaalinta hogaamiyaha ee wakhtiga adag marxaladaha nolosha waayaha iyo wakhtigu keeno.

Hogaamiyaha la mahadiyaa waa midka leh aragti(vision),clarity ,karti iyo haa(yes) wixii dadkeyga iyo dalkeyga u dan ah si dabacsanaan ah.Waa ay ku dhiirigeliyaan dadkooda wax soo saarka,iyo jidka horumarinta bulsho isku mid ah.Waxaana ay mar walba mudnaanta siiyaan talo wadaaga iyo ka fikirka maanta berito iyaga oo dib u eegaya shaley iyo daraato wixii dhacay. Hogaamiya la mahadiyaa macnihiisu waa gaadhsiiyaha hogaaminta saxa ee ururkiisa wakhtiga saxa ah ee ku haboon, ku hogaaminta jidka toosen,is aaminka iyo kalsooni dhisna wada shaqaynta xubnaha hawl wadeenada iyo hayadaha kale ee ay wada shaqeynta ka dhaxayso.

Adeerkay Cabdiraxman Maxamed Cabdilahi Gudoomiyaha Xisbiga Wadani waa nin qiimo badan balse waxaa aad moodaa in uu sidii doorashadii madaxnimada Somaliland u dhacdey wuxuu u muuqdaa mid aan ku faraxsaneyn sida hawluhu u socdaan.

Waxaa Mudane Cabdiraxmaan la waydiinayaa Su’aal Jawaab u baahan su’aashu waxay tahay:

1- Waxaa aad ka cudur daaratey in aad raacdo waftigii Madaxweynaha Somaliland ee dalka UAE oo Mudane Faysal cali waraabe ka mid ahaa. Sida ay dad badani qabaan wakhtigaan xaadirka ah waxaa duulaan lagu soo qaadey qaranimada Somaliland oo meel adag gaadhey sidaa darteed mudane maxaa sababay in aad doorkaga uga qaadan weydey in aad qaranka is garabtaagtid xiligan adag af iyo adinba ?

2- Arinta kale ee iyaduna in badan oo dadka reer Somaliland fajiciso ku noqotey waxay tahay dhawaan dawlada Somaliya waxay Golaha qaramada Midowbey geesey dacwad ka dhan ah danaha dawlada Somaliland iyo qarankeena, kaas oo ku saabsan saldhiga mulateri ee Barbara.Sida aynu la wada socono maanta dunidu waxa ay isku bahaysataa danaheeda gaar ka ah, tusaale Magaalada muqdisho ee somaliya Tugrigu wuxuu ka dhistey Saldhig aad u weyn,Dalka Jabouti ee aynu deriska nahay waxaa ku leh saldhigyo mulateri, Faranciska,Mareykanka iyo China sidaa darteed Somaliland oo ah dal yar oo aan aqoonsi caalami ah haysan waxay u baahan tahay dawlad ay ku tirsato,oo dhinaca difaaca ah waayo hub,tabaro ciidan,iyo taakuleyn kaleba way ubaahan tahay sidaa darteed fikirka odhanaya Somaliland bar timaamid ayey u noqoneysaa dalal cadaawadi a dhaxayso UAE ka waa mid aan maanka caafimaad qabaa aanu qaadan Karin waayo hadii dagaal dhaco mar walba Somaliland badeeda dheer keligeed ma difaaci karto somaliduna waxay ku maahmaahdaa AMA BUUR AHOW AMA BUUR KU TIIRSANOW,Bal waa iga su’aale hadii qorshe kan ka wanaagsan oo dalka iyo dadka u dana noo sheeg oo soo bandhig qofka kowaad ee kugutaageera ayaan ahaye hadii kale Adeer ha ina kadine Xamartaaba iska tag hadii aa rabto balse dadka iyo dalka tacadiga ka daa,Adeer macaane duco qaado oo.

Waxa ay ka yidhahdeen hogaamiyaha khabiiradan rayi ahaan  bal aynu eego jawaabahooda iyo sharaxyada ay ka bixiyeenba qarkood:-

Written by Susie Finch on 17 August 2017 in Opinion

Susie Finch asked some of the top L&D

Movers and shakers to tell us about great leadership

Great leaders don’t accept ‘no’ or ‘can’t’ when the future is uncertain or the going gets tough. Great leadership is the ability to always bring out the best in others, through leading by example, coaching, being accessible and making smart courageous decisions that steer others whilst letting them learn.

Laura Overton, CEO, Towards Maturity @lauraoverton  @TowardsMaturity

Leaders are only as great as the positive impact they have on other people – past, present and future. Leaders are great orators and visionaries AND they’re also humble and kind. Leaders are confidential-building believers AND warm-hearted, compassionate humans. Leaders are responsible and generous AND serve theirs and others need in equal measure.Perry Timms, chief energy officer, PTHR @PerryTimms

Leadership isn’t a job title, it’s the attitude that you can support others so you can all achieve success together. It’s a can-do attitude, taking people with you for the success of everyone, with some helpful learning along the way. Jo Cook, virtual classroom expert at Lightbulb Moment @LightbulbJo

Mahad oo dhami Allah(SWT) ayey u Sugnaatey

%d bloggers like this: