Be curious, be constructive, and be compassionate. © hogaanka.org

Abaal nin gala la Arag balse nin Gudaa Ma ku jiraa siyaasiinta daarood?

Su,aashaasi kuma socoto Reerka Daarod Ismaciil bulshada caadiga ah ee balaadhan,waayo sida aan aaminsan ahayd waa dad guda abaalka hadii sikale aan u idhaahdona waxay kala si an yihiin qabiilooyinka Somaliyeed ee ay ka mid yihiin uun balse inta badan Siyaasiinta Daarood waxay yihiin abaal laawayaal ay ku yar tahay Wadaniyadu iyo naxariista intuba waayo maxaa aan sidaa u leeyahay Taariikhda Ayaan Markhaati gashanayaa sababahan wageed:

1- Maxamed cabdule Xasan oo daraawiish aas aas aasihiisa ahaa,Markii uu dib ugu soo noqday British Somaliland ee uu Barbara kaga soo degey markabka waxaa uu ugu horeyntii is wajaheen askartii socdaalka ee gumeystaha engiriiska waxaana ka furfuray nin turjumaan u ahaa oo ninkii cadaa ku yidhi waa wadad waalan ee is ka daa halkaasi ayey ugu baxdey naaneystii Maxamed cabdule Xasan ee Mad mullah.

ninkaasi wuxuu uga dan lahaa in uu ka badbaado sharka nin ka cad.

Waxaa aan loogu soo dhaweyey degaanadii isaaqa waana lagu xooley balse Wuxuu abaalkii dadkii soo dhaweyey ka digay inuu xoolahoodii iyo dhiigoodaba xalaashado.

2- 21 kiwi oktober 1969 waxaa taladii dalka inqibaab mulateri ku qabsadey Gen.Maxamed Siyaad Bare waxaana dadka Somaliyeed dhamaan ku soo dhaweeyeen caleema qoyan.Balse mudo 3 sano gudahoda ayuu Abaalkii umadii Somaliyeed ee caleemaha qoyan iyo heesaha faraha badan ee amaanta ku soo dhaweysey Wuxuu abaal uga dhigay dil dhac iyo reer reer u kala qaybin aakhirkiina Wuxuu ugu abaal guday isir nacayb iyo xasuuq aan loo kala aaba heelin.

3- Waxaa marag ma doonto ah 1991 Markii ay burburtey haykalkii dawladnimo ee uu hubkii gacanta u galey dadkii rayidka ahaa in in badan oo ka mid ahaa siyaasiintii darood ee ka ag dhawaa dawladii burburtey in qabiilooyinka Somaliyeed sida Isaaqa iyo Hawiyahu ay Magan geliyiin si aan wax loo yeelin oo dadka shacabka ahi dhibaato ugu geysan.Balse ragii wakhtigaa laga badbaadiyey gacanta dadka aan waxba xeerineyn ayaa ugu neceb dadkii naftooda iyo maalkoodaba ku gun taday.

4- Madaxweyne Farmaajo oo maanta shaadh kale oo ka weyn toshay waxaa uu Madaxweyne u yahay Reerihii Somaliyeed ee uu cayda iyo aflagaadada ugu aslay buugiisii Qalinle jabinta ee Jaamacadii uu dhiganayey. Hadaba ma idiin muuqataa in siyaasiinta beesha darood qaarkood abaal laawayaal yihiin! Balse bulshada darood ma aha abaal laawayaal ee la soco.

Blogs I Follow

%d bloggers like this: