Skip to content

July 6, 2018

TACSI

by M J Farah

ANIGA OO KU HADLAYA MAGACA DHAMAAN QOYSKAYGA KAN WALAALAHAY,AXSAABTEYDA IYO DHAMAAN EHELKA IYO QARAABADEYDA WAXAA TACSI HALKAN UGA DIRAYNAA REER MAXAMED IBRAHIM ABOKOR (REER WADAAD YARE) IYO REER CUMAR CISMAAN DHAMAANTOOD ,GEERIDII NAXDINTA LA HAYD  EE KU TIMI MARXUUM CABDIBASID CUMAR CISMAAN OO KU GEERIYOODEY SHIL BAABUUR MAGAALADA PARIS EE CARIGA FARANSIISKA ,SI GAARA WAXAA UGA TACSIDAYNAYAA XAASKII MARXUUMKA MARWO HODAN MAXAMED IBRAHIM(HODAN WADAAD YARE) IYO CARUURTIISII OO DHAN WAXAAN LEEYAHAY ALLAH(SWT) NAXARIISTIISA JANO HA GEEYO IDINKANA SAMIR IYO IIMAAN HADINKA SIIYO. WAA LAWADA DHIMAAYAA OO GEERIDU WAA XAQ EE ALLAH HA INAGA DHIGO KUWII KU SAMRA MARXUUNKA U DUCEEYA IN ALLAH WAAFAJIYO SU’AALAHA QABRIGA UNA FUDUDEEYO AAMIIN YAA ALLAH. INAA LILAAHU WAA INAA ILEYHI RAAJACUUN.

MOHAMED JAMA FARAH

Read more from Tacsi (condolences)

Comments are closed.

%d bloggers like this: