Be curious, be constructive, and be compassionate. © hogaanka.org

Su’aal Jawaab teeda laga sugayo Shanta Somaliyeed?

Shanta somaliyeed waxaa la gudboon Dawlada federal ka Somaliya iney runta  u Sheegaan

Oo ay yidhaahdaan daw ma ah dabkan aad hurinaysaane ee faraha kala baxa arimaha Somaliland ha ku gubanina hadii caruurtiinii dalalka debadaha wax ku baranayaan qooysaskiina la idiin masruufayo masaakiintan aan caafimaad,waxbarasho,hoy midna aan heysan ee Garoowe ,Gaalkacayo, Boosaaso iyo guud ahaan Jamhuuriyada federalka ah ee Somaliya  dabka aad la rabtaan inaad sudhaan kuwiinaa dabadaha jooga ayuu Allah (swt)ka jari doonaa.Madaxweyne Muusana runtiisa weeyi oo Somaliland Allah ayuun bay ka baqdaa jarkana wanaag mooyee xumaan lama rabto balse hadii dhiiga dadkeeda xaqdaro loogu soo badheedho isdifaacu waa astaanta geesiyaasha ee la soco Abdiwaliga Puntland na waa mareykan Somali , Mudane Muuse Bixina waa madaxweyne dadkiisu soo doorteen  dhalashadiisa muudoorin oo waa somalilander.

Puntland miyaa laga waayey Somali aan fasaqin dhalashadiisa oo aan laba dhalsho aan sidan!?

 

Categorised in: Articles, Photo

Blogs I Follow

%d bloggers like this: