Skip to content

September 29, 2018

MURUGO DULMI IYO DHACDO XUN OO KA DHACDEY MUQDISHO!

by M J Farah
Waxaa aad uga Xumahay in qof Somali ah oo aan wax dambiya gelin la qabadsiiyo dab ka dib markii inan uu adeer u yahay gabadh Somaliyeed ah oo diin,dhaqan,jaar,xaafad,magaalo iyo wadanba ay wadaagaan uu guursadey.
Arintaasi waa arin ay ka dhalan karto Cadho Alle (swt),oo caama,Cuqubo, iyo is nacayb bulsho ah .Waa arin u baahan in aynu ka foojigaano Alle ka cabsano,u fiirsano dhaqankeena,ficilkeena kana fogaano dulmiga,jahliga. Arintaasi waxaa looga bahan yahay sharciga la horkeeno dadkii ficiladaasi ku kacay in sharciga la horkeena laguna qaado taabo ku haboon.
Alle(swt) Waxaa aan ka baryayaa in  uu inaga badbaadiyo ficilada noocan ah ee aad u xun. Halkan ka eeg dad ka hadley arintan.
Read more from Arimaha Bulshada

Comments are closed.

%d bloggers like this: