Be curious, be constructive, and be compassionate. The Knowge is Power!

HAMBALYO MEHER

Waxaa Maanta oo Axad ah Taariikduna tahay 7/10/2018 xaflad si heer sare loo soo agaasimey oo Meher lagu qabtey Magaalada London ee Cariga Engiriiska halkaas oo la iskugu Meheriyey Boqorka(ABDULAZIZ AHMED OLOL) iyo Boqorada(ASHA MOHAMUD JAMA). Hadaba Maamulka Sare ee hogaanka.org waxaa uu hambalyo iyo boqaadin aad u qiimo badan u dirayaa  Mudane Abdulaziz Ahmed Olol iyo Marwo Asha Mohamud Jama Waxaanan ugu duceynaynaa ducadi rasuulka (csw) oo aan  lee nahay:

بارك الله لك وبارك عليك وجمع بينكما في خير

Waxaa kale oo Hambayo iyo Ducaba u diraya Abdulaziz Ahmed Olol iyo Asha Mohamud Jama Akhyaarta kala ah:

Abdi Imaan Caruurtiisa iyo Xaaskiisa Marwo Khadra Hashi,

Sidoo kale waxaa Hambalyo iyo ducoba u diraya Fahiima Fayla ,Caruurteeda iyo Seygeeda dhamaan dadkaasi waxay uga baryayaal Alle inuu ka dhigo reerkii wanaaga dunida iyo wanaaga akhiroba hela.Reerkii Lagu  nastee wada jiree nabad gala Alle ha idinka yeelo ubad khayr qabana Alle ha idinsiiyo (Abdulaziz iyo Asha) . Amin yaa Allah

 

%d bloggers like this: