Be curious, be constructive, and be compassionate. The Knowge is Power!

GUUSHA IYO HORUMARKA SOMALILAND

image (2)BARBARA IYO MAANTA, IFTIINKA DAWLAD XOOG LEH OO SOMALILAND DHAQAALE IYO NOLOL HORUMAR LEH WAA HADII AYNU ILAASHANO DHULKEENA OO AYNU ISKA JIRNO WAX MAGARATADA DOONEYSA IN AAN LA MANAAFACSAN QANIMADA ALLE(SWT) KU MANEYSTEY DALKEENA, WAA IN DALKA CADAALAD,WAXWADA QABSI IYO WALAALNIMO SOMALILAND MID AH LAGU HOGAAMIYAA SI AYNU U GAADHNO QAYRKEEN UNA DHAAFNO. SOMALILAND MID AH OO AAN KALA QALOON BAA HORUMARKEENU KU JIRAA.

%d bloggers like this: