Be curious, be constructive, and be compassionate. The Knowge is Power!

JAWAAB SAXA!

Wasiirku kuxigeenku wuxuu asiibay hadalkii ku haboonaa ee kuwa somaliland u haysta quraarad gacmo dalal kale ku jirta oo markii ay sii dayaan kala jabaysa.Somaliland waa qaran aan lagu soo degdegi karin taariikhda ayaana ka markhaati ah. Somaliland waxaa cadow ku ah siyaasin Somaliland ah oo aan la garaneynin wax ay doonayaan iyo wax ay diidayaan.Dalal danahooda ka wada hadlayaa Somaliland waxba kama quseeyaan,kol hadaan gardaro loola imaneyn.Mucaaridku hadii ay Somaliland dan u hayaan meeday kaalintoodii Xisbi nimo maxay ka qabteen xidhiidhka dalalka caalamka ah shaqadoodu maxa xukuumada oo la caarido uun baa maxay ka qabteen nabadgelyada,waxbarashada,caafimaad siyaasada arimaha debeda,wacyi gelinta bulshada gudaha.Ileyn xisbi siyaasadeed oo dal kalena waa lala saaxuiibaaye, hagar daamo mooye horumarba ma ogola caare ayaabey amaanayaan tanina ma inoo dambeysey.Ninkii aan dalkiisa iyo dalkiisa jacleyni waligii ma faa.iidayo cadawga idinka ayaa lugta u haya somaliland.

%d bloggers like this: