Skip to content

November 15, 2018

MAR WAAN QOSLAA MARNA WAAN OOYAA!

by M J Farah

Weedhahani waa weedho ka soo baxay Ayeeyo Somalilander ah oo la yaabtey mar ay dhegeesatey faysal cali waraabe oo ka hadlaya arimo badan waxaana ay hadal ku soo koobtey “MAR WAAN QOSLAA: oo waxaa aan idhaahdaa inta uu Faysal dalkan hogaankiisa siyaasadeed ka mid yahay majaajilo somaliland uma baahna oo faysal baa inagu filan,MARNA WAAN OOYAA oo waxaa aan idhaahdaa Wale mustalbal madow baa iga muuqda dalka iyo dadka Somaliland ee Faysal Cali Waraabe iyo Qaar la mid ahi Siyaasadiisa hogaanka u hayaan”!.

 

Read more from Politics, video

Comments are closed.

%d bloggers like this: