Be curious, be constructive, and be compassionate. The Knowge is Power!

DOQONEY DABKAA BE MA DIIRSADO WALAALKEED INTEY DUNIDA JOOTEE!

Faalo Ma leh Nin ragina waa og yahay doqona loo sheegi maayo! Sinama qiil loogu helimayo in maanta dadkeyga iyo dalkeyga dab laga shido oo sharafta iyo qiyaamka dalkeyga somaliland 28 sano ka dib dad doonaya xukun iyo kursi damcaan iney dhaawac gaadhsiyaan nabada iyo jiritaanka Somaliland balse ma dhacayso taasi waxaana si dhow loola soconayaa cid kasta oo ku soo duusha nabada gobanimada dalkayga iyo dadkayaga.Dadka Somaliland dhamaantood waxaa aan ugu baaqayaa iney dalkooda ilaashadaan iyada oo maanta caruurteenii liibiya lagu adoonsanayo oo HCTV wareysi ka qaaday qaar ka mida oo aad da’doodu  u yar tahay , laga yaabo in aaney qoys ahaan ka fogey caruurtaasi badhkood kuwa ku soo duuley Ceel Afweyn ee la buunbuuninayo nin kii wax xoreenayaa caruurtaasi yar yar ayaa u baahan xoreene liibiya ha ka soo saaro.

Categorised in: Articles, Uncategorized

%d bloggers like this: