Skip to content

February 6, 2019

XUKUMADII HORE EE SOMALILAND IYO DAYNTA LA SHEEGAY!

by M J Farah
Dawladi sideedaba dayn way geli kartaa oo waa wax iska cad in dawladu deyn geli karto,balse waxaa mar walba mahiim ah in dayntu tahay mid sharciga waafaqsan,oo baahi keentay ama farsamo ahaan dib ugu dhacdey,Caalamka oo dhan way ka dhacdaa in xukumadi gasho deyn ama ha ahaato dawladaha horumarey ama ha noqoto dawladaha dhaqaalahooda la kabo ee aan isku filneyn,balse shuruudu waa in ay tahay dayn cad oo ka fog xatooyo,maamul xumo iwm,waana in ay ahaataa dayn waafaqsan qawaaninta dawladaasi ee habka maamulka maaliyada dalka,oo aan madmadow lahay xadidan oo aan ahayn mid xilkasnimo ku timi.Dadaba ogow hantida umadu maa aha mid duugowda oo la iska ilowbo balse waa mid ku xusnan xil wareejinta haydaha kala duwan ee dawlada iyo masuuliyiinta dawalada.Si daan maleyn karo ilaa hada ma hayno wax cadeynaya in xukuumadii hore xukuumada cusub ku wareejisey dayn dhan $80 Milyan. Balse war jiraaba shirkuu iman ,balse buubuunintu waa hubka dadka aan khayrka rabin,Alle(swc) ayaa og xaqiiqda balse Wasiirkii hore ee Maliyadu waa taa inoo cadeysay in deyntaasi aaney jirin,markaa maxaynu ka wadwadin sheeko aan raad muuqda lahayn ta kale haydaha u xilsaaran maamulka iyo maaliyada ayaa looga baahan yahay turxaan bixinta arintan.Alle Yaclam.
Read more from Articles

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: