Skip to content

April 7, 2019

Sahra Halgan Wadaniyad Dalkeeda Jecel!

by M J Farah

Sahra halgan waxaa markhaati ugu filan magaceeda oo ku asteysan halgankii Dib u xoreynta Somaliland, Sahray Xor baad tahay wadankaga iyo dadkaaga ayaa ku ilaalinaya. Waxii aad dalkan iyo dalkan u qabatey facebook gaagii oo la aftuubay oo war beena lagu soo qorey ma aha wax akhiro iyo aduunba u wanaagsan cida sidaa yeeshay balse Adiga waxba lagu yeelimaayo,fikirkaagu waa mid ka xor ah reernimo oo ka korey balse markii aad intan ka yareed ee aad dhaawaca ku dheyi jirtey goobihii Kaam Abokor,geed- deeb -leh ,Salaxley iyo meelo kale kuwii aad dhaysey baa nool oo markhaati kugu filan.Reer ma tihid ee Somalilander baad tahay mabda ahaan , Reer ahaana Isaaq baad ka dhalatey oo halgamayashooda aan badbaadin balse lugaha iskaga duuba oo tariikhdooda aasa,Somalilanderkuna waa iskugu kaa mid sidaan qabo.

Read more from Articles

Comments are closed.

%d bloggers like this: