Skip to content

April 12, 2019

Jawaab-celin(feedback) Fariimo aan ka Helay Akhristayaasha.

by M J Farah
Hogaanka.org

Ugu horeyntii waxaa aan aad ugu mahad naqaynaa akhristayaasha sharafta leh ee ku xidhan hogaanka.org gaar ahaan dadka aan Somalida ahayn asal ahaan oo markey quraaladayada akhristaan muujiya sida ay uga meleen qaar ka mida qoraalada ku was oo ka falceliya qoraalka ay la dhacaan kuna sameeya calaamada “liked”.Balse waxaa kale oo aan u mahadnaqaynaa akhristayaal Somaliyeed oo aanu ka helnay jawaab-celin wanaagsan (feedback).

Akhyaartaasi waxay noogu hambalyeeyeen sida wanaagsan ee dhexdhexaadnimada leh ee aanu uga hadalno arimaha markaa taagan iyaga oo noo sheegay in qoraaladayadu sameyn ku lee yihiin siyaasada dalka,yihiina kuwo tayadoodu aad u sareysayso,wax badan laga faa’iidaysan karo. Qarka mida dadkaasi waxay noo sheegeen in maqalkii aanu 5 April 2019 “Maskaxdaada la kaasho dagaalka dhinaca media ah ee qadiyada Ganacsade Axmed!” uu ahaa maqaal midho dhal ah ka dib markii Ganacsade Axmed uu ka hadlay qadiyadiisa oo uu Afhayeen u sameystey arintii muranka, Si kastaba ha ahaatee akhristayaasha sharafta leh waanu soo dhaweeneynaa aragtidooda diyaarna waxaanu u nahay in aanu qaadano talooyinkiina waxna ka bedelno meelaha dhaliishu ka jirto.Balse saxiibayaal waxaa aad noo sheegteen in aad ka hesheen maqaalo aanu qorney balse waxaa muujiyey iney maqaaladaasi jecel yihiin oo tick (liked)gareyey 2 qof oo keliya oo somali ah intiina ka nagu amaantey halka maqaalada dadka kale ee aan Somalida ahayni gaadhayaan tiro aad uga badan kuwa somalida 32 qof oo tick garey”liked” qoraaladayada bishan april.Si kastaba ha ahaatee waad mahadsan tihiin wixii talo iyo tusaale ahna waanu qaadaneynaa ee noogu soo hagaajiya:

contact@hogaanka.org

Read more from Hambalyooyinka

Comments are closed.

%d bloggers like this: