Skip to content

May 8, 2019

Labadan professor Mid baa Xadhig lama Sitaan ah!

by M J Farah

Faalo kooban:

Professor Galeydh malaha waa aanu is dhegeysan qudbadishiisa is khilaafsan oo marna inoogu balweeyo sida jirjiroolaha shirkii Burco waan fadhiyey, kii Booramana waan fadhiyey, oo shirkii Burco ee Somaliland lagu dhisey qayb baan ka ahaa marna uu inoogu luqeeyo waar meel aan Somaliland dhismaheeda kaga qaygaley ma Jiro,oo Somaliland lama wada laha.Sidaa darteed Cali Khaliif Galeydh waa Xadhig lama Sitaan, Balse Professor Samater waa nin wax badan og kana run sheeg badan, Aqoontuna ka muuqato markaa in aynu wax hagaajinaa waa muhiim balse Somaliland lama wada laha waa Jawaab raqiisa oo aan waqici ahayn.

Read more from Articles

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: