Skip to content

May 10, 2019

Inna Lillaha Wa Inna Ilayhi Raaji’oon

by M J Farah

Hogaanka Media Group Waxay Tacsi gaadhsiinayaan umada Somaliland Ehelkii Asxaabtii uu Ka Baxay Marxuum
Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf oo ku magac dheeraa “CabdiWaraabe” oo manta oo taariikhdu tahay 10/05/19 ku geeriyoodey magaalada hargeysa

Marxuunka waxaanu Allah(swt) uga baryanaa inuu naxariistiisa Jano siiyo Ehelkii Asxaabtii iyo Umada reer Somalilandna Samir iyo Iiman ka Siiyo halkii uu umada ugu jireyna Odey kale oo nabad iyo wanaag jira ah Alle ugu bedelo Aamin yaa Allah.

Xaaji Cabdikariim Wuxuu ahaa Tiirarka Nabada Somaliland iyo hormoodayaashii dejiyey Somalilandta Cusub. Waxaana lagu xasuusandoonaa kaalintiisii wadaniyadeed iyo odaynimo ee qaranka Somaliland Waxaa aan Soo jeedinaynaa in Guriga Golaha Guurtida Loogu magac daro Xaajiga oo ka mid ahaa aasaasayaashii Golahaasi.

HOGAANKA MEDIA GROUP

Read more from Tacsi (condolences)

Comments are closed.

%d bloggers like this: