Skip to content

May 26, 2019

FARIIN GAARA !

by M J Farah

Ka fikir mustaqbalka Ubadkeena Siyaasiga Somaliland now Dantada gaarka ah ka horeysii Danta guud ee ubadka mustaqbalkooda ha kaga ciyaarin ee

ee noqo mid magac iyo waxqabad ka taga.

Waa madaxdii berito balse waxay u baahan yihiin in jadka loo sii xaadho xisbiyada siyaasada Somaliland waxaa la gudboon iney danta Qaranka meel uga soo wada jeestaan oo aaney noqon kuwo lagu khasaaro,saddexda xisbi ee kala ah Wadani ,Kulmiye iyo UCID waa iney noqdaan kuwo ka mideysan wadaniyada,dal jaceylka iyo horumarinta dhalinyarada waayeelka iyo dhaqaalaha dalka waana iney khilaafaadka dhexdooda ah ku dhameeyaan isku tanaasul iyo wada hadal dhexdooda ah. Xisbi siyaasadeed waa la sameystaa Balse Qaran sida loo helaa ma aha wax sahal ah.

Read more from Articles

Comments are closed.

%d bloggers like this: