Skip to content

June 8, 2019

Ma anaa Waalan Mise Cadan baa Laga heesayaa!

by M J Farah

Waxaa laga hayey in oday ah arintaa aan qoralkeygan sal dhiga uga dhigay.

Waxaa aad moodaa dadka qaarkood in ay aduunka hada yimaadeen oo aaney waxba ka ogeyn dhibaatooyinkii uu umada Somaliland u geystey keli taliyihii maxamed siyaad Bare.

Waxa yaabaha laga xishooda waxaa ka mida hadalka nin kan odayga ah ee weliba video yaha iska soo duubey oo uu Madaxweyne Muuse biixi uu siyaad bare barbar dhigayo .

Waxaa beryahan dambe isa soo taraya dad malaha u ooman in mar labaad maxamed siyaad bare ku soo noolaado oo ay dulcad iyo daroor qamidii qaxootiga ku cunaan.

Dadkaasi waa kuwo xijin kari la nicmada Allah(swt) uu ugu nicmeeyey ee Nabadu kow katahay, dhaqaalaha iyo horumarka gees walba, xoriyadu salka u tahay doorashooyinku astaan u yahiin waa kuwo raba in ay fidmo hor leh geliyaan qarankan Somaliland ee horumarey waa kuwo u oogan in taariikhda dib uGu noqoto xiligan ila daawo Video yahan:

Read more from video

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: