Skip to content

June 26, 2019

26 JUNE 1960 ILAA 1 JULY 1960 TAARIIKH LAMA ILAA WAAN AH!

by M J Farah

Waxaa mudan in aan sulfad ku dulmaro qoraankan Afka Ingriiska ku qoran ee muujinaya qadiimanimada Somaliland oo dad u haystaan in 1991 kii uun ay ka bilaabanto taariikhda Somaliland oo u maleenayaan in la soo noqodadii xornimadeedu aaney ka horeyn. Bal yara daymo taariikhdan kooban:

The history of Somaliland, a region in the eastern horn of Africa bordered by the Indian Ocean, Gulf of Aden, and the east African land mass, begins with human habitation tens of thousands of years ago. It includes the civilizations of Punt, the Ottomans, and colonial influences from Europe and the Middle East.

wikipedia.org:-

The region that today encompasses Somaliland was home to one of the earliest civilizations in Somalia. The most salient feature of this ancient civilization is thought to be the Laas Geel Neolithic cave paintings, which are among the oldest such rock art in Africa. These cave paintings are located in a site outside Hargeisa, the capital of the Somaliland region, and were untouched and intact for nearly 10,000 years until their recent discovery. The paintings show an indigenous people worshiping cattle. There are also paintings of giraffes, domesticated canines and wild antelopes, with images of cows wearing ceremonial robes while next to them are some of these people prostrating in front of the cattle. The Las Geel caves and their paintings have become a major tourist attraction and a national treasure. The caves were even visited by a French archaeological team during November and December 2002.

26kii Juun 1960, waa maalintii Somaliland , noqonay dal xor ah oo ka mid ah dalalka adduun weynaha, waxaana  aqoonsaday dalal ka badan 30.Waxaa aan Muran ku jirin in maalintaa 26 June ay Somali oo dhami ku faraxdey oo ay noqotey hooyadii Xoriyada waa cadaan in Somaliland tahay Dawladii ugu horeysey ee Somaliyeed ee xor ah.Waxaa Dalka xoriyada gaarsiiyey  xisbiyadii NUF, USP iyo SNL, balse taariikhdooda waxaa baabiyey Somalidii koonfureed oo ay u geeyeen dawladnimadii

Xisbigii SYL ee Konfurta Somaliya ayaa taariikhdiisa la buunbuuniyey waxaana taariikhdii xisbiyadii Somaliland (SNL,USP iyo NUF) laga dhigey iyaga iyo halgamaashii xoriyada keenay ee reer Somaliland kuwo laga ilaaliyey in taariikhdooda la sheego oo si fiican loo gudbiyo dadka Somaliyeed taasina waxay ka mid tahay dhibaatooyinka xasadka u badan iyo taariikh qarinta ee Somalidii konfureed ee aynu la midoobnay inagula kacayn.

26 June 1960 Maa aha maalin qarsoomi karta waa maalin ku xusan taariikhda dunida waa maalin laga helayo qoraalada diplomacy yada ee Caalamka waayo waxaa xoroobey dal dhan oo ka mid noday Caalamka Xorta ah Mudo Afar cisho ahna iskii u taagnaa waana dalkii ugu horeyey ee Somaliyeed ee xor noqda Somaliland Dalkayga.

Hambalyo Dhamaan reer Somaliland Munaasibada 26 Juun

Read more from Articles

Comments are closed.

%d bloggers like this: