Skip to content

July 4, 2019

BUUBAA LUGOOYADA DALKAGA KA DAA!

by M J Farah

Waxaa aan Jecelahay Adeero Buubaa in aan u tilmaamo inuu dadkiisa iyo dalkiisa dhibka ka daayo,oo uu ka mid noqdo hogaamiyayaasha wanaagsan ee wakhtiga adag is garabtaaga dalkooda intii hore dhibaato noogu filan ee aad u geesatey dadka dalka Somaliland imikana Alle ka baq oo ka shaqee mideynta dadka reer Somaliland midnimada Somaliya ha kuu dambeysee horta dhis dalkaga iyo dadkaaga ka dibna talo adiga ayey ku jirtaa balse shacabku may fahmin waxaa aad ugu soo noqotey Somaliland oo aad ka tagtey wakhti ay kuu baahney,imika oo ay kortey cidna uma baahna Alle(swt) mooyee isaga ayaana ilaalinaya kuna filan…….!

Read more from Youtube

Comments are closed.

%d bloggers like this: