Skip to content

August 2, 2019

Asxaabtii aan kala baadney!

by M J Farah

Ugu horeyntii waxaa aan Jehelahay in aan idinka mahad naqo samarkiina mudadii 4 todobaad ahayn ee aan yara ha kinay qoraaladii,faalooyinkii kala duwanaa ee hogaanka media group, balse waxaa na farxadgelisey akhristayaashii aanu ka helnay emailada ee noo sheegay in xitaa hadii aanuna warbixino cusub soo qorin in ay ku filan tahay macluumaadka ku dugan hogaanka.org

Aad baa u mahasantihiin balse waxaa aanu idinku bushareyneyna in aanu idin hayno maqaalo aad u xiiso badan oo ku saabsan Socdaalkayagii Jamhuuriyada Somaliland iyo Wax aanu ku soo aragney dhinacyada,dhaqaalaha,bulshada, nabadgelya,cadaalada,gaar ahaan magaalada madaxda Somaliland ee Hargeysa iyo deeganada hoos yimaada filasho wacan maalmaha fooda inagu soo haya hadii Alle Idmo.

Mar labaad waxaa idin leenahay aad baad u mahadsantihiin dhamaantiin.

Mamulka hogaanka media group

Read more from Articles

Comments are closed.

%d bloggers like this: