Skip to content

August 22, 2019

Keniya oo Midowga Afriki u Xusheen Xubinta Golaha Amaanka Kursiga aan Joogtada ahayn

by M J Farah

Dawlada Kenya ayaa ku guuleysatey in ay golaha amaanka ee Jimcayada Quruumaha ka dhexeysa u mitisho xubinta aan joogtada ahayn AU, ka dib markey kaga guuleysatey natiijo mug leh dalka Jamhuuriyada DJabouti oo la tartamayey.

Cod bixin qarsoodi ahayd oo la qabtey Arbacadii Shaley oo taariikhdu ahay 21/08/19. Kenya ayaa ku muuleysatey 37 cod halka DJabouti uu helay 13 cod wareegii labaad halka ay goobjoog ka ahaayeen 51 xubnood, halka ay tirada guud ee AU xubnuhu ay yihiin 55 xubnood.

Wareegii kowaad Kenya ayaa heshay heshay 34 cod halka DJabouti heshay 15 cod.

halkaa oo Kenya noqoneyso dalka keligii u tartamidoona kursiga aan joogtada ahay ee Golaha Amaanka UNta sanadka 2020 -2021

Read more from Articles

Comments are closed.

%d bloggers like this: