Skip to content

September 8, 2019

DAWLAD GOBOLEED PUNTLAND MISE DOWLAD QARAN MAXABANAAN!

by M J Farah

Puntland waa maamulka kaliya ee ku jira Federalka Somaliya ee awood muuqato leh Somaliya Siyaasadeeda.Puntland waxay mar caalamka tustaa inSomaliya ka madaxbanaan yihiin,kolna waxay u muujiyaan in ay somaliya iyagu gacanta ku hayso,oo ay kaalinta ugu weyn ee siyaasada Somaliya ay iyagu yihiin indhaha iyo dhagaha Somaliya ay wax ku aragto waxna ku maqasho.Sidaasi ma dhabbaa?

Koley wax badan way isbedeli doonaan hadii marka dawlad goboleedada Somaliya indhaha loo jeexo oo dhegana loo daweeyo,balse inta ay indho iyo dhego la yihiin meel ma gaadhayso!.

Read more from Articles

Comments are closed.

%d bloggers like this: