Skip to content

October 12, 2019

Suhuur waxay Jabisey Darbi in badani oo Siyaasin Somaliland ahi reexi kari waayeen!

by M J Farah

Suhuur yare waxay gudbisay fariin Togan oo Siyaasiin badani kari waayeen in ay wadankooda iyo qadiyadiisa gaadhsiiyaan caalamka. Iskaba daa in ay Qadiyada Aqoonsiga Somaliland Caalamka gaadhsiiyaane waxay u xusul duubaan in ay qadiyada Somaliland xabaal ku ridaan.

Suhuur waa u hambalyeynayaa fariinta ay gaadhsiisay Caalamka iyo Madaxdaweynaha Rwanda Paul Kagame Talada uu Madaxweynuhu ka bixiyeyna waa mid muhiim ah oo iftiiminaysa mahmahda Somaliyeed ee tidhaahda NIN AAN HADAL HOOYADII QADISAY!

Read more from Articles, Politics

Comments are closed.

%d bloggers like this: