Skip to content

October 13, 2019

MAXAY KULA TAHAY IN BARLAMAANKA SOMALILAND KA CAWDO QUSILAD YAR OO KA FURAN HARGEYSA?

by M J Farah

Waxaa ugu horeynba aan qabaa in khaladka ay lee yihiin xildhibaanada golayaasha ee iyaga oo aan nidaamka dawliga ah marin si iskooda iskaga tagaya qusilad,waayo xildhibaanka ama masuulka sare ee qaran markuu safaaradaha ama qusiladaha arin uga baahdo waa in uu kala xidhiidhaa haydaha qaranka ee shaqada ku leh,si ay nidaamka dawliga ah u mariyaan codsiga masuulkaasi. Hadii se uu igagu sida dadka caadiga ah iska tago safaarada,oo uu safka dadka caadiga ah galo dee isaga ayaa meel qaldan maray markaa sida dadka caadiga ah baa loola dhaqmayaa.

Wasaarada arimaha debeda ee dalkasta oo aduunka ka mid ahi shaqada ugu mihiimsan ee ay qabataa waa difaaca danaha qarankeeda,waana isku xidhaha qarankaasi iyo qaramada kale ama haydaha caalamiga ah,ee dhinacyada,siyaasada,dhaqaalaha,iyo xidhiidhka caalamigaha.

The most important function of the Ministry of Foreign Affairs in the contemporary International system is to assist in formulating the nation’s foreign policy that will accommodate domestic policy content and use such policy to engage other nations through their foreign missions and other channels, with a view to realize her national interest- advancing their social, economic, cultural and political aspirations that will have positive impact on the nation’s citizens well-being.

Hadaba golaha wakiiladu Somaliland waxay ku ceebeesan yihiin arintan ay ka cabanayaan. Halkaas waxaa aad ka garan gartaa in aaney xitaa fahansaneed qaabka loola macaamilo wakiilada dalalka kale ee wadanka jooga (Ergada dalalka kale). Waa in wakiilada wax la baraa oo aqoontooda siyaasadeed kor loo qaado,hadii kale ceebtaasi iyo kuwo ka daranbaa aynu maqlidoonaa. Maxay dad wakil ka noqon iyagii baa ambanayee.

Read more from Articles

Comments are closed.

%d bloggers like this: