Skip to content

October 28, 2019

DOOD FURAN XISBIGA WADANI EE SOMALILAND MAXAA KA QALDAN QAABDHISMEEDKIISA?

by M J Farah

Nin baa laga hayey waar goorma ayaa Dr. Cabdiraxmaan Ciro Xilkii Wadani ee Gudoomiyaha dhiibey.Markaa ayaa mid kale ugu Jawaabey Xilkii Xisbiga muu dhiibin maalin gelinkeede markii uu Shahaadada Sare ee Ph.D. Diyaarinayey ayuu soo kordhiyey Qabdhismeedkan Cusub ee Xisbiga wadani kaas oo ah thesis kii Cilmibaadhista ee uu sameyey ayuu ku daah furay in Xisbiyadu yeelan karaan wakhti isku mida xilal isku mida taas ayuuna ku saleeyey dhismaha xisbiga

  1. Gudoomiyaha ku-meel gaadha Xisbiga Wadani( Cabdulqaadir Jirde)
  2. Hogaamiyaha  Xisbiga  Wadani  (Xirsi Xaaji)
  3. Gudoomiyaha Xisbiga Wadani (Cabdiraxmaan Ciro)

Saddexdaa Xilba waa kuwo Shaqeenaya oo saddex qof ku kala magacaaban yihiin balse shaqada ay hayaan waa isku mid waana isku macne iyo isku hawl.

Mudane Cabdiraxmaan Wuxuu maanta ku soo kordhiyey Saddex xildhibaan oo uu u magacaabey Xubno ka mida Hogaanka Xisbiga Wadani.

Xisbiga Wadani Khuburada iskugu tagtey waxay ina barayaan nidaam cusub oo dhismaha axsaabta casriga ah ee hal jago oo keliya saddex qof oo kala duwani maamulayaan.

La soco qaybaha kale…….

Read more from Opinion

Comments are closed.

%d bloggers like this: