Skip to content

November 3, 2019

DAWLADA SOMALILAND WAXAA LOOGA BAAHAN YAHAY IN AY KA JAWAABTO EEDEYNTAASI

by M J Farah

Hayadaha Dawlada ee Shaqadoodu tahay amaanka airportda Somaliland iyo kuwa maamulaba waxaa looga fadhiyaa in ay ka jawaabaan eedeemahaasi loo soo jeediyey ee xisbiga wadani. Hadii ay xaqiiqo noqoto wararkaasina waa in uu is casilaa maareeyaha garoomada diyaaradaha Somaliland iyo wasiirka ay hoos yimaadaanba.

Hadii dacaayad tahayna waa in xisbiga wadani gudoomiyahiisu iscasilaa waliba sharciga la horgeeyaa cidii ka dambeysey.

Read more from Opinion

Comments are closed.

%d bloggers like this: