Skip to content

December 29, 2019

إنا لله وإنا إليه راجعون Inna lillahi wa inna ilaihi rajioon ,To Allah we belong to Him we all return, TACSI

by M J Farah

Aniga oo ah Maxamed Jama Farax oo ku hadlaya magacayga iyo Kan qoyskeyga Waxaa aan

tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, qaraabada, iyo Qaranka Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Ex- Maayir Cawl Cilmi Cabdalla oo maalintii shalay ku geeriyooday magaalada Hargeysa 28/12/2019

Waxaa Allah uga baryayaa inuu u naxariisto ehelkiisii,qaraabadii,saaxiibadii iyo guud ahaanba umada reer somalilana Samir iyo iimaan ka siiyo.

Cawil Cilmi Wuxuu ahaa intuu uu Maayirka ka ahaa caasimada Somaliland ee Hargeysa  Maayirka Keliya ee Taariikhdii Burburka Hargeysa  ku Muujiyey Taalo Taariikhi ah oo lagu xusuusan doono taariikhda.

Read more from Tacsi (condolences)

Comments are closed.

%d bloggers like this: