Skip to content

January 8, 2020

LABA KACLEYNTII KACAANKII SIYAAD BARE OO DHUUMASHADII KA BAXAY 2020

by M J Farah

Dambiilayaashii dambiyada ka galey shacabka Somaliyeed ee ahaa Saraakiishii sare ee xasuuqa ka geystey guud ahaan Somaliya iyaga oo difaacaya kacaankii siyaad Bare ee baabiyey Somaliya maxa keenay iney iney dhuumashadii ka soo baxaan 6 sano ee u dambeyey, oo ay ku soo noqdaan maamulidii somaliya iyo siyaasadii hore loogu dhintey ee aan caqliga iyo mabda toona ku dhisnayn su’aashaa jawaabteeda dadka Ayaan u dhaafayaa

Balse waxaa aan la yaabey ninkan weyn ee warkan manta la yimi calankii somaliya Ayaan Hargeysa iyo Burco ka taagayaa miyaanu taariikhda wax ka baran saaxiibkani ha loo saaro cajaladii taariikheed bishii May 1988 kii………………….?

Read more from Articles

Comments are closed.

%d bloggers like this: