Skip to content

January 22, 2020

” Guul-Wadde Wuu Hagaagsanaa ”.

by M J Farah

Cabdiraxmaan Guulwadde haduu yidhi xasuuqii laggu gumaaday ciidmadii dawladii soomaaliya ee isir ahaan somaliland kasoo jeedey , caruurtii ,waayeelkii iyo dadwaynihii,isla markaana uu deedafeeyey xaquuqda maytidaa xaqdaradda laggu laayey, wuu hagaagsanaa laba sababoodba .

1- Marka horrebe Guul-wadde wuxuu ka mid ahaa Taliskii gaystay gumaadkaa ee gacan ku dhiiglaha ahaa .

2- Marka labaadna wuu hagaagsanaayoo wuxuu la hadlayay kuwii Prof sheeganayay ee maalintii dhawayd sheegayay in ay u hiloobeen meeshii waxaasi joogaan , waxaanu ina tusayay aqoonta iyo garaadka kuwaasi u hiloobeen .

W/Q: Axmed Nuur Guruje.

Source: hadhwanaagnews.com

Read more from Articles

Comments are closed.

%d bloggers like this: