GUULWADE IYO GULWADAYAASHA FILA SOMALIYA WAA GUUL DAROOYINKII HORE OO SOO LABA KACLEYSAY

General Guulwade waxaa uu ku jeesjeeshayaa dambiyo dagaal oo ay ahayd in lagu qaado isaga iyo kuwo kale oo badan balse dawlada federalka ee Somaliya waxay sii holcinayaa nabaro dhiigii ka da’aayo oo hayadiihii la xisaabtami lahaa guulwade iyo qayrkiisa iyagu isku maqan sida xisbiyada guuldareystey ee UCID IYO WADANI HAKANA REEBIN KULMIYE SADDEX AAN IS DHAAMIN IGA DHEH!