Skip to content

March 5, 2020

AFNOOLI WAA HADLAA BALSE HADAL OO DHAMI XIGMAD MA’AHA

by M J Farah

Beryahan dambe ee uu horumarka sameyey social media oo weliba qiimiha dhinaca lacagta ee internet ku aad u jaban yahay ama free ba yahay waxaa caalamka la kowdeydey dad adaagsada magacyo kala duwan iyo xilal kala duwan oo iskaga hadla waxa ay doonaan ee ku soo dhaca afkooda iyaga oo aan ogeyn in qofku wuxuu ku hadlo ama uu qoraa ay mudo dheer ku keydsanandoonto qalabka farsamadacasriga ah .

Markhaatiga koobaad ee kugu furaya markhaatiguna yahay waxaa aad gelisay internet ka.Sidaa darted wax fudud ma aha hadal ama qoraal aad si sahal ah u gelisay baraha internet ka caalamka.

Read more from Youtube

Comments are closed.

%d bloggers like this: