Skip to content

March 18, 2020

MEESHA KAMA TAGE WAXNA KUMA TARE

by M J Farah

Faysal Cali iyo Kuwo la mid ahi waa kuwa ina dhigay halkaanu joogno ee cidwaliba inoo hanjbeyso, cadawgana inoo jebiyey hadal aan run ahayn oo qiiro aan meel jirin ayuu marba caruurta la dhexjoogaa waxaa loo baahan yahay ma aha majaajilo ama komadhi ee waxaa loo baahan yahay :

Qorshe caafimaad qaba oo lagu horumariyo dadka iyo dalka Siyaasad,aqoon,daacadnimo iyo ka midho dhalin rabitaanka dadka reer Somaliland oo u baahan hogaan toosan oo aan kala qaybin balse dhisa Somaliland horumarsan oo isku duuban cadaaladana iyo sinaana kuwada nool.

by Rashiid J Farah

Read more from Articles

Comments are closed.

%d bloggers like this: