Skip to content

April 8, 2020

DAWLADA FARMAAJO MAXAY KA ODHAN GARGAARKA SOMALILAND UGA YIMI EMIRATES KA

by M J Farah

Mucaawimadii ugu horeysey ee calami ah oo ah sixmooyin daawo iyo qalabka caafimaadka ee lagula tacaalo virus COVID-19 ayaa manta soo gaadhey Jamhuuriyada Somaliland mucaawimadan oo ka timi dalka Emirates carabta ee aynu walaalaha nahay.

Bal waa laga war sugayaa dawlada federalka ahi waxay kaga jawaabto ma waxay odhan xidhiidhka ayaanu u jareynaa, ma waxay odhan maxaa naloo soo ogeysiin wayey mise way iska aamusin ilaa hada wax war ahi kama soo bixin balse inay ka xun yihiin ayaa dadka qaarkii sheegayaan.

Read more from Articles

Comments are closed.

%d bloggers like this: