Skip to content

May 27, 2020

HUBKA QARSOODIGA AH EE LAGU SOO DALDALAYO DAWLADA FEDERALKA SOMALIYA WAA GUULDARADEEDA

by M J Farah


Sida ku cad warqad sira oo laga helay wasaarada gaashandhiga ee Somaliya laguna baahiyey qaarka mida baraha bulshada ayaa waxaa isa soo taraya hubka qarsoodiga ah ee dawlada federalka ahi ka heleyso dalal kala duwan iyo qaar ay ka soo iibsaneyso suuqyada modow ee caalamka,xili dadkii somaliyeed gaasho iyo xanuun ugu ildaran yihiin magaalooyinka waaweyn ee konfurta Somaliya,oo xitaa deeqihii loogu talagaley ee caalamku bixiyeen sida kuwa laga hortageyey Covid-19 suuqyada dalalka deriska la ah somaliya iyo suuqyada somaliya si suuqmadow ah loogu kala iibsanayo sidey sheegayaan ilo xogogaal ah.

Halkan ka daalaco waraqadan oo ka hadleysa hubkaasi,sida la sheegayna ka soo baxdey wasaarada gaashandhiga ee Somaliya

No photo description available.
Read more from Articles

Comments are closed.

%d bloggers like this: