Skip to content

September 24, 2020

Dhibaatada dhulboodka ee ka jirta Somaliland waxaa lagu qiyaasi karaa mid xadhka goosatey kol hadii sheekh Baladkii Galbeedka Somalilandba Ka hadlisay Saameynteedu

by M J Farah

Sheekh Cabdilahi Sh.Cali Jawhar waa mid ka mida Culimada waaweyn ee Somaliland waana sheekh wadani ah oo Jecel wadankiisa Somaliland iyo midnimada dadka Somaliland wuxuu ka qayb qaatey dib u dhiskii somaliland cusub hadii dadkii caanka ahaa ka cabanayaan dhul si sharciga aan waafaqsaneyn looga qaadayo maxaad u maleynaysaa dadkii iska caadiga ahaa waxaa la gudboon dadka Somaliland iney bedelaan dhaqanka xun ee dhulka iyo beeraha dadka lagu boobayo oo Allah(swt) laga cabsado cadaaladana la ilaaliyo dawladana waxaa laga rabaa iney qorshe la timaato wax laga qabanayo dhibaatooyinka dhulka ee faraha ka baxay.

Sheekha baladkana waxaa lee nahay dhacdhaca dadkaaga iskaga samir wixii inaga qaldan waaynu wada sixine Allahna ha ina waafajiyo cadaalada iyo wanaaga Isha Allah .

Read more from Uncategorized

Comments are closed.

%d bloggers like this: