Skip to content

September 25, 2020

Wariysiga Kornel Caare Maxaa kaaga baxay?

by M J Farah

Makulatay Caare in uu Ciidamada Qaran Somaliland ku Soo noqondoono?

Maxay ka Dhigantay in aad darajo aanad gaadhin Sheegato sharciga ciidamada?

Maxayse ka dhigantey in aad Mushahaarkii ciidamadii aad maamulileysay dhacdo?

Calamku Sidee uu u arkaa qof isku dayey in uu inqilaabo oo uu xoog ku qabsado dawlad domuraadiya oo codka dadkeeda lagu soo doortey?

Sidan qabo Caare wuxuu isku furay markhaati in uu ku kacay khiyaamo qaran,dhac iyo dhilal uu geestey intuu duurka ku jirey waxaana aynu eegi doonaa mustaqbalkiisa dambe hadii Allah(swt) ina gaadhsiiyo. Inkasta oo heshiis uu la galey dawlada Somaliland oo arintaasi la dhameeyey hada balse tii uu ka galey umada reer Somaliland guud iyo gaar ahaan dadkii ay waxyeeladu ka soo gaartey dhibaatooyinkii uu abuuray waxa uu u baahan yahay in uu cafis weydiisto Allah na u toobad keeno taasina waa iga talo.

Read more from Uncategorized

Comments are closed.

%d bloggers like this: