Skip to content

October 9, 2020

TACSI KU SOCOTA EHELKA,QARABADA ,AXSAABTII IYO UMADA SOMALILAND EE UU KABAXAY MARXUUN CALI KHALIIF GALEYR

by M J Farah

Maamulka hogaanka.org wuxuu tacsi u dirayaa dhamaanba ehelkii,qarabadii iyo Umada reer Somaliland Geerida lama filaanka ah ee ku timi Marxuum Cali Khaliif Galeyr oo maalintii Shaley la sheegay inuu ku geeriyoodey magaalada Jigjiga sida lagu baahiyey mareegaha somalida sidaa awgeed Marxuunka waxaan Allah (swt) uga baryanaa inuu naxariistii Jano geeyo dhamaanteena Samir iyo IImaan inaga siiyo Aamiin Yaa Allah.

Waxaa Ka codsanlahayn Ehelka Marxuumka In lagu aaso Magaalooyinka Somaliland(Sida Hargeysa,Burco ama Laascaanood) ama Magaalada Jigjiga Waa hadii ay surtagal tahay waayo wuxuu u dhashay Jamhuuriyada Somaliland waxaanu ka mid ahaa Siyaasinta iyo Aqoonyahanada dalkaas.

Read more from Tacsi (condolences)

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: