ILMADA DALKII FASHILMAY(SOMALIA) IYO FARXADA DALKII DEMOCRATIYADA GEESKA AFRIKA(SOMALILAND)

Dawlada uu hogaamiyo Farmaajo oo caalamka looga yaqaano Dal Fashilmey sida inta badan wedhaha inta badan lagu xardho tilmanta dawlada Somaliya oo ay ka mid yihiin :

 the world’s most failed states.

While Mr Trump said that Somalia has no laws, no police and no government.

Hadaba dawlad iyadiiba faashil ah oo cidna u taline sidee ay uga hadlikartaa dal madax banaan oo ay midoobeen si xora una kala noqdeen si xor ah tani waxay muujinaysaa dhacdhaca dawlada Farmaajo oo khasab iyo jujuub dhinaca xirarada caalamiga ah ku ilduufinaysa caalamka siyaasada budhcad qarameedka ah ee dawlada fashilka ah ee Somaliya waa mid geeska ka hurin karta xasilooni daro iyo nabad daro ku dhisan fikirka qaldan ee Farmaajo hadii uu Farmaajo rabo wanaag wuxuu furi lahaa wadahadalo Somaliya iyo Somaliland ah balse kolba geed iskuma qaadeen oo ma yidhaahdeen wax aan loo fadhiyin iyo Somaliland hala cuno qabateeyo.

Halkan hoose kaga bogo jawaabaha diblomaasiyadeed ee ay is dhaafsadeen dawlada Somaliland iyo Dawlada Fashilka ah ee Somaliya

This image has an empty alt attribute; its file name is image-1.png