FARMAAJO MA ISAGA AYAA IS TOOGANAYA?

Farmaajo waa in makamada caalamiga la horkeeno isaga iyo intii la midka ahayd ee 40 kii Sano ee ugu dambeeyey xasuuqa dadkii Somaliyeed hadii mar hore caalamku dhisi lahaa maxkamad caalamiya oo waajibkooda ka guta kuwii xasuuqay dadkii aan waxba galabsan ee Somaliyeed.