TACSI KU SOCOTA DHAMAAN ILMA CABDI DHUUDHI OO ABTIGOOD MAANTA KU GEERIYOODEY HARGEYSA

hogaanka. media group waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan UGAASO XAAJI WARSAME IYO DHAMAAN ILMO HAAJI WARSAME IYO CARUURTOODA,EHELKII QARAANADII UU KA BAXAY MARXUUM MAXAMUUD XAAJI WARSAME ,SI GAARA WAXAAN UGA TACSIDINAYAA DHAMAAN ILMA CABDI DHUUDHI( OO UU ABTIGOOD AHAA) IYO HOOYO UGAASO XAAJI WARSAME OO WALAALKEED UU AHAA . WAXAANU LEE NAHAY ALLAH SWT SAMIR IYO IIMAAN HA IDINKA SIIYO ISAGANA NAXARIISTII JANO ALLAH SWT HA SIIYO AMIIN YAA ALLAH.