Tacsi

ALLAH HA U NAXARIISTO BASHIIR MAXAMED

hogaanka media group waxaa uu ka tacsideenayaa dhamaan ehelkii,qaraabadii axsaabtii uu ka baxay Allah ha u naxariistee Bashiir Maxamed oo saaka subaxnimadii ku geeriyoodey Cariga Engiriiska magaalada London, Marxuumka oo ka mid aha odayada jaaliyada UK ahaana nin cibaado badan, oo aad u wanaagsan waxaanu Allah swt uga baryanaa in uu dambigiisa dhaafo Janata Farduusana Geeyo Marwadiisii Saado Maxamed Ibrahim iyo Dhamaan ubadkii walaladii oo dhan, ehelkiisii oo dhan,axsaabtisii dhamaanteen Samir iyo Iiman inaga wada siiyo.

AAMIIN YAA ALLAH